Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Burco ka daah furtay kulanka dar-dargalinta iyo wacyigelinta duumada.

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)-Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ee gobolka Togdheer ayaa magaalada Burco ka daahfuray kulanka dar-dargalinta iyo wacyigalinta cudurka duumada.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta caafimadka ,dhaqaatiir ,iyo xubno kale oo matalayay xarumaha caafimaad.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan