Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo qalab caafimaad kala wareegtay hay’adda WHO.

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa agab Caafimaad iyo Dawooyin loogu talagalay Sheybaarka kala wareegay Hay’adda Caafimaadka aduunka WHO

Waxa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey agabka iyo Daawooyinka mas’uuliyiin katirsan wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo madax katirsan hay’adda WHO

Warbixintan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi