Wasaaradda Caafimaadka XFS oo agab caafimaad kala wareegtay dowlada Talyaaniga

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru Dowlaha wasaarada caafimaadka XFS Maryan Maxamed Xusseen iyo agaasimaha guud isbitaalka Hooyada iyo dhalanka Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa mashiino kala duwan oo casri oo loogu talagalay isbitaalka kala wareegay Cutubka ciidamada Talyaaniga ee taakuleynta shacabka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi