Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta Daahfurey Wajiga koowaad ee dib u dhiska Isbitaalka Forlanini ee Magaalada Muqdisho.
Isbitaalka Forlanini oo ka mid ah Isbitaakada faca wayn ayaa inta badan bur bursanaa tan iyo markii ay dhacdey Dowladdii dhaxe, waxaana maanta ugu dambeyn lagu guuleystey in burburin lagu sameeyo haraadiga dhismayaashii qadiimiga ahaa.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


