Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka HE Dr. Maryama Mohamed Hussein ayaa maanta degmada Waabari ee gobolka Banaadir ka daahfurtay Barnaaamijka Derdergelinta Dadaallada Ciribtirks Cudurka Dabaysha.
Inta uu socdo wajiga 1aad ee Ololahaan waxaan talaal lagaarsiin doonaa ilaa tiro dhan 2,500,000 oo caruur ah, kuwaas oo ku nool deeganada ilaa 11 Gobol oo dalka gudahiisa kala duwan sida uu xusay agaasimaha Waaxda Qoyska ee wasaaradda caafimadka Mustafe Cawil Jaamac.
Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.