Wasaaradda Cadaalada Iyo Dasturka oo muqdisho ka daahfurtay kulan looga Hadlayo dhameeystirka Dastuurka.

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Cadaalada Iyo Dasturka iyo Gudiyada kale ee u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ayaa magaalada Muqdisho uga furmay kulan looga Hadlayay dhameeystirka Dastuurka kaas oo soco doona mudo saddex maalin ah.

kulankan looga Hadlaayo dhameeystirka Dastuurka ayaa inta uu socdo waxa looga arinsan doona dhameestirka wajiga saddexaad ee dastuurka oo lafilaayo in lahorgeeyo Barlamaanka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi