Wasaaradda cadaaladda Koonfur Galbeed oo daah furtay imtixaan laga qaadayo garsoorka gobolka Bay.

0
108

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS, Mudane, Ibrahim Adan Ali Najah ayaa maanta Baydhaba ka daah-furay imtixaanka Garsooriyaasha iyo Xeer Ilaaliyaasha Gobalka Baay .

Imtixaanka Waxaa qadaaye Guddi Madax Banan oo ay soo magacaabtey Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.