Wasaaradda Deegaanka iyo isbadelka Cimilada Soomaliland oo bilowday olole dhir beeris ah

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada deegaanka iyo isbedelka cimilada Soomaliland ayaa dhawaan bilaabeysa ololaha dhir beerista degmooyinka iyo deeganada Soomaliland

In kabadan labo kun oo geed oo loogu talagalay in lagu beero goobaha waxbarashada xarumaha dowlada isbitaalada iyo wadooyinka ayeey diyaarisay wasaarada deegaanka Soomaliland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan