Wasaaradda deeganka iyo isbadalka Soomaliland oo 15,000 oo geed ku beereysa Boorama.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkan jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay iskuduwaha wasaaradda deeganka iyo isbadalka cimilada Soomaliland ee Gobolka Owdal ayuu sheegay in ay diyaariyeen in kabadan 15,00 oo geed.

Dhirtan ayaa maalmaha soo socda lagu beeri doonaa magaalada Boorama si ay bilicda uga qeeyb qaadato.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan .