Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dib u Heshiisiinta Hirshabelle, ayaa degmada warshiiq ee gobolka shabeelaha dhexe ka daah furtay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinayo colaado u dhaxeeyo beelo walaaala ah oo wada dega deegaano hoos yimaado degmada warshiw.
furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta Hirshabelle, Xasan Cadde iyo masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka hishbeelle heer degmo iyo heer gobolba wax garadka beelaha colaada dhexmartay marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.


