Wasaaradda diinta iyo Owqaafta Somaliland iyo culumaaudiinka Burco oo ku baaqay in laga qeyb qaato dayactirka kutubta qur’aanka kariimka.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Somaaliland ee gobolka Togdheer iyo culumadda gobolka Togdheer ayaa bulshada ku booriyay inay ka qeyb qaatan dayactirka kutubta qur’aanka kariimka.

Gudoomiyaha mu’asasada dayactirka kutubta qur’aanka kariimka ee magaalada Burco Cabdirashiid Aadan Warsame iyo sheikh Ismaaciil oo ka tirsan wasaaradda diinta iyo Owqaafta Somaliland ee gobolka Togdheer ayaa siwada jir ugu waramay muhiimada dayactirka kutubta iyagoo bulshada ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dayactirka kutubta qur’aanka kariimka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi