Wasaaradda gaadiidka Soomaliland oo la wareegtay qalab casriya oo loogu talo galay dhismaha Wadooyinka .

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Somaliland Ahmed Adan buuxane ahna gudoomiyaha Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee Sdf ayaa ku wareejiyey qalab casriya oo loogu talo galay dhismaha Wadooyinka Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo Horumarinta jidadka oo uu weheliyo maareeyaha Wakaalada Horumarinta Wadooyinka.

Qalabkan ayaa waxay ka koobnaayeen gaadhi wayn oo ah nooca daamurka iyo jayga halmar wada dhigaya, Qalabka calaamadayna Wadooyinka iyo qalabka lagu qaado tijaabada dhismaha wadooyinka

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim