Wasaaradda gaadiidka Soomaliland oo tababar ku sabaabsan gurmadka deg dega ah u soo xirtay qaar ka mid ah ciidanka nabadgelyadda wadooyinka.

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababarkan oo socday mudo 8 maalmood ah ayaa qaar kamida ciidanka nabad galyada wadooyinka ee taraafikada loogu soo xiray magalada hareysa waxana uu tababarkan kusaabsanaa sida loo fidiyo gurmadka deg dega xawaaraha badqabka baabuurta iyo xog aruurinta shilalka dhaca.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed