Wasaaradda gadiidka Somaliland oo xafiis ka furatay magaalada Oodweyn.

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirku xigeenka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland naasir ceydiid ayaa xariga jaray xafiiska ay wasaarada gaadiidka ku yeelaneyso magalada oodweyne ee gobolka daad mareer ee Somaliland

Munaasabaada lagu furayay xafiiska cusub ee wasaarada gaadiidka ayaa waxa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada oodweyne masuuliyiinta wasaarada gaadiidka ee gobolka iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.