Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ee Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo, oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Wasiirrada maamulka, Xildhibaanno iyo Maayarka caasimadda, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhismaha warshada cusub ee soo saari doonta Isbuunyada.
Warshadan oo loogu magacdaray Tabaarag ayaa waxaa fikirkeeda lahaa ganacsato Soomaliyeed oo dalka dibadiisa ku Nool.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


