Wasaaradda gargaarka Hirshabeelle oo ka digtay fatahaad ku dhufata Baladweyne.

0
79

Baladwayne (Radio Beerlula )-Isku duwaha wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle Cabdisalaan Faarax Maxamed oo lahadlay Radio Beerlula ayaa sheegay in magaalada Baladweyne ay wajaheyso xaalad adag.

Cabdisalaan Faarax Maxamed Isku duwaha wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle ayaa bulshada magaalada Baladweyne kubooriyey in aay kabaxaan magaalada intii ay qatar wajihi lahaayeen.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.