Wasaaradda gargaarka Hirshabeelle oo ka digtay fatahaado laga cabsi qabo inuu geysto webiga shabeelle.

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-lsku duwaha gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Gobolka shabeelaha Hoose Maxamad Yuusuf ayaa bulshada degan Xaafadaha wabiga hareerahiisa ugu baaqay inay ka fogaadaan webiga maadaama laga cabsi qabo daadad kadhasho rooobabka da -ayo.

Shacabka dagan xaafadaha webiga hareerahiisa ayuu ugu baaqay ineey muujiyaan feejignaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud .