Wasaaradda gargaarka Hirshabeelle oo ku baaqday in la caawiyo barakacayasha Baladweyne

0
237

Baladweyne (Radio Beerlula)-isku duwaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Hirshabelle ee gobolka Hiiraan Xaawo Axmad Maxamed ayaa radio Beerlula u sheegtay in duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ay soo food saartay dadka barakacayasha ee ku nool kamaanka ku yaalla magaalada Baladweyne maadama lagu gudo jiro xili roobaadkii gu’ga iyo bishii barakeeysneyd ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here