Wasaaradda gargaarka Hirshabelle oo lagu wareejiyay deeq gargaar ah.

0
113

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda gargaarka Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle iyo Maamulka Gobolka Shabelaha dhexe ayaa deeq gargaar ah oo loogu talagay qoysaska aay sameyeen fataahada kala wareegay Ciidamda ATMIS.

madasha lagu wareejinayey deeqda waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan wasaarada gargaarka Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle, Maamulka Gobolka Shabelaha dhexe,iyo kan degamada Jowhar.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi