Wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Soomaaliya oo shacabka ugu baaqday inay ka digtoonadan fatahaado hor leh

0
308

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa shacabka degan magaalooyinka Baladweyne, Jowhar, Baardheer, iyo doolow ugu baaqday inay ka fooginaada fatahaado hor leh oo ay geystan webiyada shabeelle iyo Jubba.

Sidoo kale wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka ayaa shacabka degan gobollada Bay iyo Bakool ugu baaqday inay foojignaan muujiyaan maadaam laga cabsi qabo in roobab mahiigaan ah ay ka da’aan gobolladasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here