Wasaaradda haweenka Galmudug oo agab gaarsiisay iskuulka dadka maqalka naafada ka ah ee magaalada Gaalkacyo.

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug oo gacan ka helaysa hay’adda UNDP ayaa Agab iskugu jira dhar iyo qalabka waxbarashada gaarsiisay iskuulka dadka maqalka naafada ka ah ee Deaf School ee magaalada Gaalkacyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here