Wasaaradda haweenka Hirshabeelle iyo haweenka Baladweyne oo hambalyo u diray idaacadda Beerlula oo saddex sano jirsatay.

0
163

Baladweyne (Radio Beerlula)-isku duwaha wasaarad haweenka hirshabeel ee gobalka Hiiraan shamso ciise aadan iyo qaar kamid haweenka magaalada Baladweyne ayaa maamulka iyo howlwadeennada idaacadda Beerlula ugu hambalyeeyay sannad guurada sadexaad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay idaacadda.

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here