Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland oo xariga kajartay Xarunta hormarinta haweenka Jubbaland.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulaahi ayaa xariga kajartay dhismo Cusub oo lagu soo kordhisay Xarunta hormarinta haweenka Jubbaland.

furitaanka dhismaha qeybta cusub ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin wasaarada Haweenka Jubaland maamulka magaalada Kismaayo iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here