Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo Xaquuqul Insaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ka daah furtay xarun loogu talo galay in haweenka lagu baro xirfado kala duwan.
Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.