Wasaaradda Haweenka koofurgalbeeed oo maanta Baydhabo ku soo xirtey kulan aqoon Isweydaarsi Ah

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka dowlad goboleedka KGS ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo xirtey kulan aqoon Isweydaarsi Ah oo malmahaan ka socdey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Tababarkan oo ku sabsanaa caqabadaha Haweenka ka heysa ka qeyb galka hogaanka siyaasada iyo sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinka Haweenka Soomaaliyeed ka hor taagan ka qeyb galka siyaasada Dalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.