Wasaaradda Horumarinta Beeraha Soomaliland oo agabka beeraha u qaybisay beeralayda gobolka Saaxil.

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland oo kaashaneeysa Hay,adda Tika ee dalka Turkeyga ayaa agab loogu tala galay hormarinta beeraha ku wareejisay beeralayda gobolka Saaxil gaar ahaan magaalooyinka Berbera,Laas ciidle ,Madheera iyo deegaano kale.

Qalabka oo ka koobnaa,Gaari gacanno,Haama lagu buufiyo beeraha,Matooorro iyo waxyaba kale ayaa loogu tala galay 50 ruux oo beera leey ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here