Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland oo kaa shaneeysa Hay’adda Save The Children iyo wasaaradda arimaha dibadd Jarmalka ayaa xariga ka jartay dayactirka dhismaha laba ceelbiyood oo riig ah kuwaasi oo ku yaalla deegaanada Baridhiigleey iyo Shaansha cadde ee gobolka Togdheer.
Maxamad Maxamuud Ibraahim oo kamid ah madaxda Hay’adda Save The Children ayaa ka waramaya qaabka loo dhisay ceelashan.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin