Wasaaradda kalluumaysiga Jubbaland oo kalluumaysatada uga digtay khataraha badda.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirkan jaraaid oo uu qabtay agaasimaha Guud ee Wasaaradda kaluumaysiga iyo khayraadka badda Jubbaland ayaa waxa uu kaga hadlay qataraha kajira xiligan Badda.

Waxa uu sheegay in lagu jiro xiliyada ay dhacaan dabeylaha iyo badxiranka ayna adag tahay helista Kaluunka.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.