Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland oo daah furtay xarunta Kulluumaysatada Deegaanka Bareeda ee gobalka Gardafuu.

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Dabiciga ee maamulka Puntland oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiiradda ayaa xariga ka jaray xarunta Kulluumaysatada Degaanka Bareeda ee gobalka gardafuu.

 

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey