Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland oo agab kala wareegtay hay’adda World Vision.

0
68

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Ku Xigeenka wasaaradda kalluumaysiga Iyo khayraadka badda Somaliland Sharmaake Cabdi Muuse ayaa magaalada Ber-Bera ukula wareegay Haayada Word Vision Agab Qabojiyaaal Ah oo lagu keediyo kalluunka oo Gaadhaya 432.

munasabada lagu wareejinayey agabkan ayaa waxa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan wasaaradda kalluumaysiga Iyo khayraadka badda iyo madax katirsan hay’adda Word Vision.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here