Wasaaradda tamarta DFS oo Muqdisho ka furtay tababar lagu baranayo Soolarka.

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Machadka tababarka wasaaradda tamarta iyo kheeryradka biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furay tababar ku saabsan rakibada soolarka ku shaqeeyo cadceeda.

Tababarka oo socon doona muda sideed maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay injineerada ka socday Hay’addaha ka shaqeeya soolarka iyo jaamacadaha Muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.