Wasaaradda tamarta iyo biyaha Puntland oo wada mashruuc lagu horumarinayo biyaha iyo korontada

0
179

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada macdanta biyaha iyo tamarta Puntland Caarshe Saciid aw Muuse ayaa sheegay in wasaaradiisa ay wado qorashaha mashruuuca helisa koronto jaban iyo biyo Nadiif ah gaar ahaane shacabka magaalada Boosaaso.

Wasaarada ayaa dhawaanahanba waday qorshe lagu hrumarinayo adeega bulshada gaar ahaane horumarinta baahida korontada iyo biyaha.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan