Wasaaradda warfaafinat Soomaaliya oo Muqdisho tababar uga furtay gabdho saxafiyiin ah.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Tababar u furay qaar ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta ah ee ka howlgalo xarumaha warbaahineed ee gaarka loo leeyahay iyo  kuwa dowlada.

Gabdhaha saxafiyiinta ah ee ka qeyb galaya tababarka ayaa laga soo kala xulay xarumaha ay ka howlgalaan iyadoo  ujeedka tababarka uu yahay  sidii ay gabdhaha ugu qeyb qaadan lahayeen dib u dhiska dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aaadan Xuseen