Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada waxabarashada iyo tacliinta sare dowlada Hirshabelle waxay ogeysiinaysaa dhamaan waalidiinta, ardaydayda, maamulayaasha iyo macalimiinta dugsiyada Dhexe ee degmada Beledweyne in imtixaankii F8 laqaadi doono bisha julay 22-2023.
Sidaas darteed dhamaan ardayda waxaa la ogeysinayaa in ay u diyaar garoobaan imtixaankas casharadoodiina muraajaca ku sameyaan inta ka dhima waqtiga imtixaanka.