Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Hirshabeelle Abukar Xassan Abukar oo ka qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jamaacadda Plasma faraceeda Magaalada Jowhar ayaa sheegay in jaamacaddaha ku yaalla deegannada Hirshabeelle looga baahan yahay inaysan aqbalin ardeyda aan wadan shahaadada rasmiga ee dugsiga sare si loo hubiyo tayada waxbarashada.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed cabdi saneey