Wasaaradda waxbarashada Hirshabelle oo shaacisay xiliga la qaadi doono imtixaanka dugsiga sare ee Baladweyne.

0
177
Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Hirshabelle ayaa shaacisay in 8-aad July ee soo socota ardeyda Baladweyne ay gali doonaan imtixaanka dugsiga sare.
Wasaaradda ayaa ku boorisay maamulayasha, iyo macalimiinta inay u diyaar garooban qaadista imtixaanka.