Wasaaradda waxbarashada jubbaland oo lagu wareejiyay gaadiid loogu tala galay horumarinta waxbarashada

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee jubbaland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay laba gaari oo bas ah oo loogu talagalay in lagu horumariyo adeegyada waxbarashada Jubbaland.

Madasha lagu wareejinayey basaska waxa goobjoog ahaa mas’uuliyiinta ka tirsan wasaaradda waxbarashada jubbaland, iyo xubno ka tirsan maamulka degmada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi