Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday in la joojiyay imtixaankii ka socday dalka

0
351

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa goordhow ku dhowaaqay in la joojiyay Imtixaanka qaran ee dugsiyada Sare.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii la bixiyay qishka Imtixaanka kaas oo mugdi gelin karay Mustaqbalka Ardayda Soomaaliyeed.

Wasiirka oo Safar ka soo laabtay ayaa sheegay in 27ka bishaan la geli doono Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2018-2019.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here