Wasaaradda waxbarashada Puntland oo Imtaxaanka shahaadiga ah ka daah furay gobolka Bari.

0
198

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha maamulka putland Saciid Cabduĺaahi Dani ayaa Magaalada Garoowe ka daah furay imtixaanka Shahaadiga ah ee maamulka putland ee sanadka dugsiyeedka 2022-2023.

Imtixaanka ayaa waxaa ka qeyb galaya 22,626 Arday oo isugu jira fasalada shahaadiga sida faslka form four iyo fasalka 8aad.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey