Wasaaradda Waxbarashada Putland oo magaalada Garowe Tababar ugu furtay shaqaalaha wasaaradasi.

0
113

Baladwayne (Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ka daah furtay Tababar kusaabsan sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta tayada Shaqaalaha Wasaaradaasi.

Daahfurka Tababarka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada maamulka Putland, bahda waxbarashada magaalada Garowe iyo qaar kamid Shaqaalaha loo qabtay Tababarka.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.