Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada maamulka Somaliland Cismaaciil Ducaale Yuusuf ayaa magaalda Hargaysa lagula wareejiyay qalab waxbarsho islamarkaana ay ku wareejisay Hay’adda UNICEF.
Qalabkaan ayaa ka kooban madbacad buugaag iyo waraaqo kuwaasi oo loogu talagalay in wax lagu baro ardayda araga Naafada ka ah.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


