Wasaaradda waxbarashada Somaliland oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12-aad

0
114

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Waxbarashada iyo sayniska maamulka Somaliland ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaanka sanada dugsiyeedka fasalada 8aad iyo 12 aad 2023-2024.

Imtixaanka ayaa sanadkaan waxaa u fadhistay arday gaarso 38,7012 Ardayda kuwaas kunool deegaanada maamulka Somaliland.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.