Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqday xiliga la qaadayo imtixaanka 2019-2020-ka

0
379

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxman Maxamuud Cabdulle  ayaa kormeeray goobo lagu qaadi doono imtixaanka qaranka ee  2019 2020 kuwaasoo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle  ayaa sheegay in imtixaanka 2019-ilaa 2020-ka uu bilaaban doono isbuuca koowaad ee sannadkan  islamarkana ay ka qeyb gali doonaan 37000 ( Sodon iyo Todobo kun oo ardey).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here