Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Hay’adda Qatar charity ayaa kala saxiiixday heshiis deeq waxbarashada sare ee darajada Phd lagu siinayo 100 Arday.
Ujeedka hishiiskan ayaa ahaa mid sare loogu qaadi doono waxbarashada ardayda ka baxday jaamacadaha dalka waxaana goobjoog ka ahaa hishiiskan wasiiro iyo madax ka socotay dowlada qadar.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen