Wasaaradda waxbarashada XFS oo ku dhawaaqday inuu bilaaban doono imtixaanka beri

0
322

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maalinta beri ah uu si rasmi ah u bilaaban doono imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare.

Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle ayaa ka waramaya waxyabaha looga baahan yahay ardeyda ka qeyb galeysa imtixaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here