Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Muqdisho ka furtay Xafiiska la socdka xalaada ardeyda ka timid Suudaan.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda waxbarashada XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay Xafiis loogu tala galay in lagula socda xaaladda ardayda kasoo laabtay dalka suudaan oo ay ka socdaan dagaallo .

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.