Wasaaradda waxbarashadda Galmudug oo agab gaarsiiyay tuulada Cadale ee gobalka Mudug

0
32

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaraddda Waxbarasha maamulka Galmudug ayaa agab waxbarasho isugu jiro Buugaag , Qalimaan iyo Sabuurado ku wareejisay iskuulka hoos dhexe ee Quracle oo ku yaalo deegaanka Cadale ee Gobalka Mudug.

Munaasabada lagu wareejinayay agabkaan waxaa goob joog ahaa mas,uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Galmudug , Bahda Waxbarashada ,Odayaal iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here