Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha warfaafinta iyo xiriirka Bulshada wasaarada waxbarashada Hirshabeele Cabdishakuur Maxamed Xasan oo uwaramay Radio Berlula ayaa sheegay in wasaarada waxbarashada Hirshabele ay mamnuucday isticlaamlka taleefanada fasalada Dugsiga sare.
Arintan ayuu ku sheegay in ay tahay mid lagu horumarinaayo Tayada waxbarashada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.