Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta shaacisay Imtixaan Ardayada Fasalka 8aad ee Hirshabelle sanad dugsiyeedka 2024-2025.
waxaa ka qeybgalay munaasabadda mas’uuliyiin kamidnah Wasaaradda, macallimiin, waalidiin iyo arday Imtixaanka Fasalka 8aad
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


