Wasaaradda waxbarashadda Jubbaland oo dhagax dhigtay qeyb cusub oo lagu soo kordhinayo iskuulka Doolow.

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa Degmada Doolow ka dhagax dhigay dhismo yaal lagu soo kordhi dono iskuulka dagmeda doolow kuwaasi oo ah 3 fasal ee cusub

Dhagax dhiga iskuulka ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax iyo wasiiro ka tirsan wasarada waxbarshada Jubbaland.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.